Alshabaab ayaa la sheegay iney tira hoobiyaal ah maanta duhurnimadii ku garaaceen degmada afgooye ee gobolka sh/hoose,muuqaalo laga soo duubay qeybo kamid ah degmada ayaa muujinaya xaalad kacsanaan ah iyada oo la arkayo dadka oo kala cararaayo kana gambana hoobiyaasha.

Alshabaab ayaa mudooyinkii ugu dambeeyey dhaqdhaqaaqyo ka waday gobolada shabeelooyinka iyaga oo qabsada deegaano horay ay uga saartay dowlada federalka soomaaliya sida:Awdheegle ,Bariire iyo Sabiib iyo Caanoole.

wixii kusoo kordha halkaan isha ku haay.

You May Also Like

More From Author

+ There are no comments

Add yours