Hamcaduur(Qaayib Online) – Guddiga Gurmadka abaaraha degmada Cadaado ayaa maanta oo jimco ah deeq biyo ah gaarsiiyey deegaanka Hamcaduur oo hoos taga deegaanka Qaayib ee gobolka galgaduud bartamaha soomaaliya.

Dadka deegaanka ayaa ka mahad-celiyey deeq daan biyaha ah iyaga oo bogaadiyey dadkii muxsiniinta ahaa ee ku deeqay.

Dadka deeganadaan degen ayaa waxaa isku darsamay Abaaro iyo Colaado daba dheeraaday oo saameyn ba,an ku yeeshay deegaanadaan iyo kuwo ku xeeran intaba.

You May Also Like

More From Author

+ There are no comments

Add yours