Sakariye Shiekh Cali Carab Caalin oo ahaa darawal baabuurta xamuulka ah oo kasoo jeeda degmada Cadaado ee gobolka galgaduud ayaa lagu dilay bar koontarool oo ku taal magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan.

Badanaa dadka safarka ah oo ku safra wadadaan ayaa la kulma falal iskugu jira dhimasho,dhaawac,dhac iyo baad mana ahan markii ugu horeysay ee wadadaan dadka safarka lagu dhibaateeyo.

horay waxaa deegaanka teedaan sidaan oo kale loogu dilay darawal gaari oo isaguna kasoo jeeda isla Cadaado waqti aan sidaas u sii fogeyn.

You May Also Like

More From Author

+ There are no comments

Add yours