waxaa maanta xoriyadiisa dib u helay Maxamed Cabdi Xasan(Afweyne ) oo ahaa ganacsade soomaalieed .
Ganacsadahaan ayaa xiritaankiisa loo sababeeyey inuu ahaa burcad-badeed isaga oo lala xiray madaxweynihii hore ee maamulka ximan iyo xeeb Maxamed Aadan Tiicey inkastoo markii dambe la soo daayey tiicey.
+ There are no comments
Add yours