warar hordhac ayaa sheegaaya in meel udhow deegaanka raaskambooni uu ka dhacay dagaal udhexeeya ciidamada dowladda federaalka soomaaliya iyo ciidanka maamulka jubaland.

habeenimadii xalayba waxaa deegaankaan laga dareemaayey xiisad kacsanaan ah oo la filayey in dagaal toos uu dhexmari doono dhinacyada isku horfadhiya.

waxaa la soo warinayaa in dagaalkaan saakay uu geystay qasaaro naf iyo maalba leh oo labada dhinac ah labada dhinac guulo ayey kala sheeganayaan walow aan si dhab ah loo ogeyn.

wixii ku soo kordha halkaan isha ku haay

You May Also Like

More From Author

+ There are no comments

Add yours