
mucaaradka suuriya ayaa ka qabsaday isbaheysiga shiicada iiraan iyo ciidamadda ruushu taageero ee bashaar al-asad magaalooyin iyo tuulooyin hor leh .
kacdoonka suuriya oo loogu magac-daray radul-cudwaan ayaa umuuqda mid maalinba maalinta ka dambeysa sii xoogeysanaaya raja badana geliyey guud ahaan shacabka suuriya oo malaayiin ay dishay ,malaayiin kalana barakicisay xukuumadda kaligii taliska ah ee basahaar al-asad iyo dowladaha taageera ee iiraan iyo ruushka .
+ There are no comments
Add yours