warar

dowaladda imaaraadka carabta oo si qarsoodi ah raadaar ay yuhuuddu leedahay ugu rakibtay garoonka boosaaso.

dowladda imaaraadka carabta oo si qarsoodi ah ugu rakibtay raadaar ay yuhuuddu leedahay garoonka boosaaso ee maamul goboleedka puntland . dsawiro uu qaaday dayax gacmeedku ayaa laga dheehanayaa raadaarka ay yuhuuddu sameyso ELM-2084 oo yaalla meel aan ka fogeyn garoonka diyaaradaha ee boosaaso. wargeysyo iyo warbaahinno galbeed iyo bari isku jira ayaa sheegay in imaaraadku uu garoonka boosaaso u adeegsado howlo ka baxsan sharciyadda caalamiga ah iyo fargelin dal kale taas oo uu ku kala gudbiya hubka uu ku taageero kooxda calooshood ushaqeystayaasha RSF (janjawiid). Dowladda imaaraadka ayaa lagu eedeeyaa iney wadamada muslimiinta ka waddo falal ka baxsan qawaaniinta caalamiga sii akhri

warar

Dowladda soomaaliya oo ceyrisay safiirkii dowladda sweden ee soomaaliya.

dowladda soomaaliya ayaa ceyrisay safiirkii dowladda sweden u fadhiyey soomaaliya anna Saleem Högberg iyada oo ku eedeysay iney faragelin ku sameysay arimaha gudaha ee soomaaliya wargeyska global bar ayaa qoraal uu daabacay ku sheegay in ceyrinta mss Högberg persona non grata oo loo adeegsado qofka aan dalka laga rabin. warbixinta ayaa intaas kusii dartay in khilaaf xooggan uu udhexeeyey Högberg iyo xafiiska Ra,iisal wasaaraha soomaaliya soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyada oo la saadilanayo in arintaani ay noqan karto mid xumeysa xiriirka udhexeeya Soomaaliya iyo Sweden. Dalka Sweden ayaa waxaa degen soomaali badan islamarkaasna ah dal soomaaliya uu xiriir wanaagsani kal sii akhri

Blog

Maamulka trump oo mamnuucay taageerida dadka la gumaadaayo ee reer falastiin.

Dowladdii sheegan jirtay Xoriyatul-Qowlka (freedom of speech) iyo qofku inuu shucuurtiisa iyo dareenkiisa wuxuu doonayo iyo wuxuu diidanyahayba cabiri karo qaab nabdoon ay u adkeysan weyday taageerayaasha falastiin ee xarkaha Goostay ayna ugu badanyihiin ardayda jaamacadaha. Jaamacadda Colombia oo noqatay ubucda ardayda diidan xasuuqa dadka reer falastiin iyo sidoo kale taageerada mareykanku ku taageerayaba ayaa hadda umuuqata mid ay u dulqaadan weyday dowladii mareykanka arday ayaa la xiray ,qaar baa tarxiil sugaaya ,qaar kalena dalku joogii ayaa lagala laabtay. Sida ka muuqata muuqaalka hoose hoghayaha arimaha debeda maalmulka trump”qof kasta oo ka qeyb qaata dhaqdhaqaaq lagu taageeraayo falastiin ama qoraal sii akhri